HomeWararMadaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo Maanta Kismaayo ku soo xiraya Shir muhiim...

Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo Maanta Kismaayo ku soo xiraya Shir muhiim ah

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa lagu wadaa in maanta lagu soo gaba gabeeyo shirka Wasaaradaha Maaliyadda Dowlad Goboleedyada. Shirkaas oo maalmashalay ka furmay Kismaayo ayaa waxaa looga hadlayey sidii dowladda dhexe iyo dowlad Goboleedyada ay u wadaagi lahaayeen dhaqaalaha ka yimada Caalamka iyo sidii loo qeybsan lahaa Kheyraadka Gudaha dalka ka […]

- Advertisement -

Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa lagu wadaa in maanta lagu soo gaba gabeeyo shirka Wasaaradaha Maaliyadda Dowlad Goboleedyada.

Shirkaas oo maalmashalay ka furmay Kismaayo ayaa waxaa looga hadlayey sidii dowladda dhexe iyo dowlad Goboleedyada ay u wadaagi lahaayeen dhaqaalaha ka yimada Caalamka iyo sidii loo qeybsan lahaa Kheyraadka Gudaha dalka ka soo baxa.

- Advertisement -

Wasiirada Maaliyadda Dowlad Goboleedyada oo shirkaasi ka qeyb galaya ayaa waxa ay sheeegen in muhiim ay tahay in siwadajir ah loo wadaago dhaqaalaha Caalamka,sidoo kalena dowladda Federaalka Soomaaliya ay cadeyso qeybta ay leeyihiin dowlad Goboleedyada.

Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo shirka ka qeyb galaya ayaa Maanta la filayaa in shirkaasi uu soo gaba gabeeyo,waxana laga soo saari doonaa Warmurtiyeed ku saabsan waxyaabihii lagu heshiiyey.

Latest stories