HomeMaqalDhageyso:-Ra’iisul Wasaare Kheyre oo u digey Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda

Dhageyso:-Ra’iisul Wasaare Kheyre oo u digey Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa markale shaaciyey in  Xukuumadda Federaalka Soomaaliya aysan aqbaleyn in la musuq maasuqa hantida Qaranka,cidii ku kacdana talalabo laga qaadi doono. Waxa uu sheegay cid walba oo ka tirsan dowladda iyo kuwa iskudaya in ay musuq maasuq ku dhaqaaqaan in aysan calfan doonin tallaabana laga qaadi doono waa sida […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa markale shaaciyey in  Xukuumadda Federaalka Soomaaliya aysan aqbaleyn in la musuq maasuqa hantida Qaranka,cidii ku kacdana talalabo laga qaadi doono.

Waxa uu sheegay cid walba oo ka tirsan dowladda iyo kuwa iskudaya in ay musuq maasuq ku dhaqaaqaan in aysan calfan doonin tallaabana laga qaadi doono waa sida uu hadalka u dhigay

- Advertisement -

“Ma aqbaleyno in dalkaan lagu dhaqo musuq maasuq,Qof walba oo Soomaaliyeed ama Wasiir ahaaw ama cid kale ahaaw ee xil u haya Dowlada  Soomaaliyeed ee ku fikiraya in aan ku tagrifasha xoolaha Ummadda ama musuq maasuqa,waxana kuu sheegayaa inaadan calfaneyn ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Kheyre.

Hadalka Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku soo aadaya xilli dhawaan mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya loo xir xirey arrimo la xiriira musuq maasuq,kuwaas oo isugu jira Wasiiro,taliyeyaal iyo kuwo kale.

Hoos Ka Dhageyso Codka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts