HomeCaalamkaDEG DEG:-Gudoomiyaha Xisbiga Dimoqraadiga Shacabka Soomaalida Ethopia oo la Magacaabay

DEG DEG:-Gudoomiyaha Xisbiga Dimoqraadiga Shacabka Soomaalida Ethopia oo la Magacaabay

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Ka dib shir maalmihii la soo dhaafay ka socday Magalada Adis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya ayaa ugu dambeyn waxaa shirkaas lagu Magacaabay Gudoomiyaha Xisbiga Dimoqaraadiga Shacabka Soomaalida Ethopia.

Axmad Shide oo ah Wasiirka Isgaarsinta ee Ethopia ayaa loo Magacaabay xilkaas,isaga oo bedelaya Madaxweynihii dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar oo xilkaasi hore u hayey.

- Advertisement -

Axmed Shide ayaa siiheyn doona Guddoomiyaha Xisbiga Dimoqaraadiga Shacabka Soomaalida Ethopia,xilli xaalad deganaansho ah laga dareemayo deegaano ka mid ah dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo ay rabshado ka dhaceyn.

Isbedelka Cusub ee uu la yimid Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa saameyn ballaaran waxa uu ku yeeshay dalka Itoobiya,iyada oo uu bilaawady dagaal u dhaxeeya Qowmiyada Oromada iyo Soomaalida Itoobiya.

Latest stories