HomeCaalamkaAkhriso:-Qaar ka mid ah Wadamada Caalamka oo qaadacay Go'aan ka soo baxay...

Akhriso:-Qaar ka mid ah Wadamada Caalamka oo qaadacay Go’aan ka soo baxay Sacuudiga

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Dowladda Sacuudiga ayaa xalay waxa ay ku dhawaaqday in Maanta ay tahay Maalinta Koobaad ee Bisha Carafo,sidoo kale Maalinta Talaadada ah ay ku beegan tahay maalinta Ciida Carafo,kuna beegan 21-ka Bisha Agoosto,waxaana Go’aankaas ku diiday qaar ka mid ah Wadamada Caalamka. Wadamada Indonesia, Brunei,iyo Malesia  ayaa waxa ay sheegeen in xalay aysan arkin bisha Carafo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Sacuudiga ayaa xalay waxa ay ku dhawaaqday in Maanta ay tahay Maalinta Koobaad ee Bisha Carafo,sidoo kale Maalinta Talaadada ah ay ku beegan tahay maalinta Ciida Carafo,kuna beegan 21-ka Bisha Agoosto,waxaana Go’aankaas ku diiday qaar ka mid ah Wadamada Caalamka.

Wadamada Indonesia, Brunei,iyo Malesia  ayaa waxa ay sheegeen in xalay aysan arkin bisha Carafo sidaas daraadeed Maalinta Ciida Carafo ay ku aadan tahay 22-ka Bisha Agoosto oo ku beegan Maalin Arbaco ah.

- Advertisement -

Waxa ay sheegeen in Maanta oo Axad ah ay dhameystirayaan Bisha Dulqacda,ama (Sidataal) ayna u noqoneyso 30,halka Wadamada Bakistaan,Iiraan  Bangaladesh iyo Srilanka u tahay 29,isla markaana ay Ciidi doonaan Arbacada ama Khamiista.

Dowladda Sacuudiga ayaa inta badan waxa ay soo saartaa Go’aano,sida Maalmaha Ciida iyo Bisha Ramadaan,waxana jira dalal ku raaca iyo kuwa ka soo horjeeda intaba.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts