HomeCaalamka(Warbixin) Waa sidee Maanta xaalada dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya?

(Warbixin) Waa sidee Maanta xaalada dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya?

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Xaaladda magaalada Jigjiga ayaa saaka dagan, inkastoo hubaanti la’aanta magaalada ka jirta ay horseeday in aysan shaqo tagin dad badan oo xafiisyada dawladda ka shaqeeya. Qaar ka mid ah madax xafiiseed yada heer deegaan ayaa sheegay in ay go’aansadeen in ay guryahooda iska joogaan inta ay ka hubsanayaan xaaladda magaalada. Maanta oo Isniin ah ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xaaladda magaalada Jigjiga ayaa saaka dagan, inkastoo hubaanti la’aanta magaalada ka jirta ay horseeday in aysan shaqo tagin dad badan oo xafiisyada dawladda ka shaqeeya.

Qaar ka mid ah madax xafiiseed yada heer deegaan ayaa sheegay in ay go’aansadeen in ay guryahooda iska joogaan inta ay ka hubsanayaan xaaladda magaalada.

- Advertisement -

Maanta oo Isniin ah ayaa ah maalintii koobaad ee shaqada ka dib rabshadihii magaalada ka dhacay Sabtii ee burburka baaxadda leh gaystay.

Dhinaca kale Rabshado ayaa Dirdhabo ka dhacay Axaddii, kuwaas oo la sheegay in ay dabo socdeen kuwii ka horeeyay ee Sabtii ka dhacay magaalada Jigjiga.

Dad Soomaali ah oo daganaa Xaafadaha ay Oromadu ku badan tahay ayaa sheegay in ay guryahooda ka carareen ka dib markii la gubay guryo ay Soomaali lahayd.

- Advertisement -

Wasaaradda gaashaan dhigga ee dalka Itoobiya oo ka hadashay rabshadaha ayaa sheegtay in ay sugi doonto ammaanka shacabka iyo hantida dalka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts