HomeCaalamkaSoomaaliland oo Gacanta ku dhigtay Gawaari lagala soo baxsaday dowlad deegaanka Soomaalida...

Soomaaliland oo Gacanta ku dhigtay Gawaari lagala soo baxsaday dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Maamulka Soomaaliland ayaa shaaca ka qaaday in ay gacanta ku hayaan gawaari ka timid dhinaca dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya iyo dadkii la socday halkaas oo saacadihii la soo dhaafay ay rabshado ka jireyn. Wasiir kuxigeenka Amniga ee Soomaaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa sheegay in deegaanada xaduudka ah ee Togwajaale ay ku qabteen gawaari gaaraya Afar […]

- Advertisement -
- Advertisement -
Maamulka Soomaaliland ayaa shaaca ka qaaday in ay gacanta ku hayaan gawaari ka timid dhinaca dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya iyo dadkii la socday halkaas oo saacadihii la soo dhaafay ay rabshado ka jireyn.
Wasiir kuxigeenka Amniga ee Soomaaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa sheegay in deegaanada xaduudka ah ee Togwajaale ay ku qabteen gawaari gaaraya Afar oo lagala soo baxsaday dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo ay weli rabshado ka jiraan.

 

Waxa uu sheegay Wasiirku in Soomaaliland ay adkeysay xaduudkeeda,isla markaana ay baaritaan ku hayaan gawaarida iyo dadkii ay qabteen.

 

- Advertisement -
Sidoo kale  waxa uu Wasiir ku xigeenku ka hadlay saameynta ay ku yeelatay Soomaaliland rabshadaha ka jira dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya maadaama Ganacsi uu kala dhaxeeyo.

 

Rabshadaha ka dhacay dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa waxaa ka dhashay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah walow maanta lagu soo waramayo in xaaladu ay tahay mid degan.
Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts