HomeCaalamkaDEG DEG:-Dagaal ka socda deegaano ka tirsan Dowlad deegaanka Soomalida Itoobiya

DEG DEG:-Dagaal ka socda deegaano ka tirsan Dowlad deegaanka Soomalida Itoobiya

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Dagaalka oo u dhaxeeya qowmiyada Oromada Itoobiya iyo Soomaalida ayaa waxa uu haatan ka socdaa deegaano uu ka mid yahay Tuli Guuleed,waxaana la sheegay in uu ka dhashay khasaaroa labada dhinac ah. Dagaaladaan ayaa daba socda rabshadaha Axadii ka bilaawday deegaano ka mid ah dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya,iyada oo rabshadahaas ay ku geeriyoodeen dad u […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dagaalka oo u dhaxeeya qowmiyada Oromada Itoobiya iyo Soomaalida ayaa waxa uu haatan ka socdaa deegaano uu ka mid yahay Tuli Guuleed,waxaana la sheegay in uu ka dhashay khasaaroa labada dhinac ah.

Dagaaladaan ayaa daba socda rabshadaha Axadii ka bilaawday deegaano ka mid ah dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya,iyada oo rabshadahaas ay ku geeriyoodeen dad u badan  Soomaali

- Advertisement -

Wararka hordhaca ah ee soo baxaya ayaa waxa ay sheegayaan in qowmiyada Oromada.ee dagaalka ka jira Soomaalida ay qabsadeen ilaa 5 tuulo oo ay gacanta ku hayeen.

Wararka ku soo kordha kala socda Radiodalsan.com.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts