HomeCaalamkaDhageyso:-Muuse Biixi”Beesha Caalamka ayaa soo faragelisay dagaalka aan kula jirno Puntland

Dhageyso:-Muuse Biixi”Beesha Caalamka ayaa soo faragelisay dagaalka aan kula jirno Puntland

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay dagaalka kala dhaxeeya Maamulka Soomaaliland iyo wadahadalada Beesha Caalamka ka dhex wado labada dhinac ee tukaraq ciidamadooda weli isku-hor fadhiyaan. Waxa uu sheegay in Puntland ay soo weerartay deegaanada Maamulka laakin iyagu ay weli diyaar u yihiin wadahadal iyo dib u heshiisiin si ay nabad ugu wada […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay dagaalka kala dhaxeeya Maamulka Soomaaliland iyo wadahadalada Beesha Caalamka ka dhex wado labada dhinac ee tukaraq ciidamadooda weli isku-hor fadhiyaan.

Waxa uu sheegay in Puntland ay soo weerartay deegaanada Maamulka laakin iyagu ay weli diyaar u yihiin wadahadal iyo dib u heshiisiin si ay nabad ugu wada noolaadaan.

- Advertisement -

“Madaxdeena iyo dhaqankeena waxaana isla garanay in waxwalba nabad lagu dhameeyo iyo dib u heshiisiin,maxaabiista aan heyno waan siideyneynaa,in kastoo walaalaheen puntland ay naga soo weeerareen meel xaduudkeena u jirta 70km hadabna IGAD iyo AU-da ayaa dhex dhexaadin naag dhex wada ayuu yiri Madaxweyne Muuse Biixi.

Sidoo kale waxa uu Madaxweyne Muuse Biixi Xaqiijiyey in xiisadad agaal ee u dhaxeysa Puntland iyo soomaaliland ay xalinteeda ku jiraan Urur goboleedKa IGAD, AU-da iyo dowladaha Waaweyn ee Caalamka,iyagaana ay diyaar u yihiin.

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweynaha Soomaaliland. 

Latest stories