HomeCaalamkaDhageyso:-Wasiirka Beeraha oo soo bandhigay laba qodob oo ugu weyn heshiis ay...

Dhageyso:-Wasiirka Beeraha oo soo bandhigay laba qodob oo ugu weyn heshiis ay la galeen WFP

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Wasiirka Wasaaradda Beeraha Xukuumadda Soomaaliya Siciid Xuseen Ciid oo la hadlay Radio Dalsan ayaa faah faahin ka bixiyey heshiisyo dowladda Soomaaliya ay la gashay Hay’adda WFP kaas oo ka koobnaa laba qodob. Wasiirka ayaa sheegay in WFP ay markii ugu horeysay isla garteen in Beeraleyda yar yar ee Soomaliyeed in suuq Cusub loo sameeye,iyada oo […]

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Beeraha Xukuumadda Soomaaliya Siciid Xuseen Ciid oo la hadlay Radio Dalsan ayaa faah faahin ka bixiyey heshiisyo dowladda Soomaaliya ay la gashay Hay’adda WFP kaas oo ka koobnaa laba qodob.

Wasiirka ayaa sheegay in WFP ay markii ugu horeysay isla garteen in Beeraleyda yar yar ee Soomaliyeed in suuq Cusub loo sameeye,iyada oo  ka iibsatay 2,500 oo Hiktar ama 25,000 oo Kiintaal oo ah galeyda yar yar.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in sidoo kale ay isla garteen in hadda wixii ka dambeeya ay Hay’adda WFP ay beeraleyda Soomaaliyeed ka iibsan doonto dalaga si loogu qeybiyo dadka ay ugu talo gashay ee barakacayaasha ah.

Sidoo kale Wasiirka oo sii hadlayay ayaa waxa uu carabka ku dhuftay in heshiiskaas uu bog Cusub u furi doono beeraleyda Soomaaliyeed,isla markaana Hay’addu ay beeraleyda ka iibsan doonto dhammaan dalagyada kala duwan ee dalkeena ka soo baxa,sida Galeyda Digirta iyo mesegada.

Dhamaman gobolada dalka soomaaliya beeraleyda ku nool ayuu sheegay in ay Hay’addu ka iibsan doonto,sidoo kalena uu sheegay in ay ku qarash gareyn doonto lacag dhan hal miyan oo dollar.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Wasiirka oo dhinacyo badan uga hadlay.

Latest stories