HomeCaalamkaDEG DEG:-Dil Goordow ka dhacay xaafad ka mid ah Muqdisho

DEG DEG:-Dil Goordow ka dhacay xaafad ka mid ah Muqdisho

Date:

Related stories

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Xaafada Kaawa Godey ee gobalka Banaadir ayaa sheegaya in halkaasi goordhow uu ka dhacay dil la sheegay in uu gaystay qof hubaysan

Dad goobjoogayaal ah oo aan la hadalnay ayaa sheegay in dilkaas uu dhacay loona geystay qof rayid ah laakiin anay sheegi Karin sababta ka dambaysay goobtana ay soo gaareen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda fedraalka Soomaaliya.

- Advertisement -

Saraakiil ka tirsan laamaha amniga oo aan la xiriirnay ayaa iyana waxa ay dhankooda sheegeen in ay wadaan baaritaano ku aadan dilkaas,isla markaana dib ay uga faah faahin doonaan.

Kala socda Wararka ku soo kordha Radiodalsan.com.

Latest stories