HomeCaalamkaRa’isul-wasaarihii hore ee Pakistan oo la dhigay Isbitaalka.

Ra’isul-wasaarihii hore ee Pakistan oo la dhigay Isbitaalka.

Date:

Related stories

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...

Mogadishu sees lull in fighting after mediation

Clashes between Somali government forces and opposition-aligned groups in...

Police say no protest allowed as fighting erupts in Mogadishu

Police in Somalia's capital Mogadishu said security forces were...
- Advertisement -

Maamulayaasha dalkaasi ayaa shay in R.Wasaarihii hore, Nawaas Shariif loola cararay Isbitaalka, kadib, markii uu xanuun dhinaca Wadnaha dareemay.

Nawaas Shariif oo 68-jir ah waxaa shalay laga saaray Xabsi ku yaalla magaalladad RUWALAPINDI, Waxaana loo  wareejiyey Isbitaalka Khaadka ee Machadka Daaweynta ee PIMS oo ku yaalla caasimadda dalkaasi ee Islamabaad.

- Advertisement -

Warbaahinta Dowladda dalkaasi waxay sheegtay inay Dhakhaatiirta baarrrn Nawaaz Shariif oo isaga ka cabanayey xanuun dhinaca Laabta, waxayna Dhakhaatiirtu xaqiijiyeen inay jiraan dhaqhaqaaq la’aan ku yimaada Wadnaha.

Bishan July 24-dii, Qoraal dhinaca Caafimaadka ayaa lagu sheegay inuu u baahan yahay La-tashi Daryeel Caafimaad.

- Advertisement -

Sannadkii 2016-kii waxaa lagu sameeyey qaliin dhinaca Wadnaha, waxaana la sheegay inuu yahay Bukaan la il-daran Cuddurka Macaanka ee Diaberic.

Ra’isul-wasaarihii hore ee Pakistan waxaa xilkaasi laga qaaday bishii July ee sannadkii hore, kadib, markii lagu soo oogay falal Musuqmaasaq ah, waxaana lagu xukumay Xabsi 10-sanno oo dhawaan u bilowday.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories