HomeWararDilal Saacadihii la soo dhaafay ka dhacay Magalada Muqdisho

Dilal Saacadihii la soo dhaafay ka dhacay Magalada Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Saacadihii la soo dhaafay magalada muqdisho waxaa siyaabo kala duwan loogu dilay mas’uuliyiyiin, Askar iyo Shacab. Mid ka mid ah xildhibaannadii baarlamaankii 9-aad oo lagu magacaabo Cali Maxamed Cabdi ayaa dablay hubaysan ay ku dileen gurigiisa kadib markii ay weerar ku qaadeen. Xildhibaanka hore ee la dilay ayaa ahaa sayiga xildhibaan Xiis Xasan oo iyadu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saacadihii la soo dhaafay magalada muqdisho waxaa siyaabo kala duwan loogu dilay mas’uuliyiyiin, Askar iyo Shacab.

Mid ka mid ah xildhibaannadii baarlamaankii 9-aad oo lagu magacaabo Cali Maxamed Cabdi ayaa dablay hubaysan ay ku dileen gurigiisa kadib markii ay weerar ku qaadeen.

- Advertisement -

Xildhibaanka hore ee la dilay ayaa ahaa sayiga xildhibaan Xiis Xasan oo iyadu ka tirsan baaarlamaanka 10-aad ee xilligan jira. Geerida xildhibaanka waxaa xaqiijiyey xildhibaan Cali Jawhar oo ay is yaqaanaan.

Dhinaca kale, waxaa Muqdisho lagu dilay nin cameraman ah oo u shaqaynayey telefiishannada SBS oo kuwa ku cusub magaalada,isla markaana xaruntiisu tahay london.

Waxa kale oo magaalada ka dhacay dilal kale oo loo gaystay askar ka tirsan minishiibayada iyo booliiska,kuwaas oo lagu dilay degmada howlwadaag ee isla muqdisho.

- Advertisement -

Sidoo kale askari ka tirsan ciidamada dowladda ayaa haweeney shaah ku iibineysay maqaaxi ku taalla Ex-koontorool uu dilay,iyada oo askarigii gacanta lagu dhigay.

Ilaa iyo hadda majirto cid loo qabtay dilalka xalay iyo shalay ka dhacay magalada muqdisho,waxaana inta badan sheegta Al-Shabaab.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts