HomeCaalamkaMareykanka oo War ka soo saaray dagaalka Soomaalida iyo Qowmiyada Oramada

Mareykanka oo War ka soo saaray dagaalka Soomaalida iyo Qowmiyada Oramada

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Safiirka Maraykanka u fadhiya Ethiopia, Michael Raynor ayaa sheegay inay Dowladiisa ka walaacsan tahay xaalladda Amni-xumo ee haatan ka jirta dalka Ethiopia, taasi oo horseeday inay barakacaan in ka badan Hal million oo qof. Waxa uu tilmaamay inay  weli helayaan warar sheegayo inay jiraan Muwaadiniin doonaysa inay dhacaan Hantida Khaaska loo leeyahay iyo inay isku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Safiirka Maraykanka u fadhiya Ethiopia, Michael Raynor ayaa sheegay inay Dowladiisa ka walaacsan tahay xaalladda Amni-xumo ee haatan ka jirta dalka Ethiopia, taasi oo horseeday inay barakacaan in ka badan Hal million oo qof.

Waxa uu tilmaamay inay  weli helayaan warar sheegayo inay jiraan Muwaadiniin doonaysa inay dhacaan Hantida Khaaska loo leeyahay iyo inay isku dayayaan sidii ay Sharciga gacmahooda ugu qaadan lahaayeen.

- Advertisement -

Ambassador Michael Raynor waxa uu si gaar ah uga hadlay dagaalka u dhexeeya Qowmiyadaha Soomaalida iyo Oramadda, wuxuuna Maamulayaasha Ethiopia ku booriyeen inay wax ka qabtaan Xiisadaasi, wuxuuna hoosta ka xariiqay inay Coladahaasi dhabar-jab ku noqon karaan Isbedelka Ethiopia iyo Nidaamka Dimuqraadiyadda.

“Ethiopia waxay u baahan tahay Codadka Dulqaadka, Xukunka Sharciga iyo in Go’aanka Nabadaynta Colaadaha uu noqdo mid ka xooggan badan Codadka kuwa ka shaqeeya Hurinta Colaadaha iyo Kala-qeybinta” ayuu yiri  Safiirka Maraykanka u fadhiya Ethiopia, Michael Raynor

Dhinaca kale, Colaadda Qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromadda ku dhex marayso K/bari ee dalka Ethiopia waxaa lagu dilay boqolaal qof, waxaana ku barakacay 1.1 million oo qof, iyadoo aan colaadaasi weli loo helin Xal Nabadeed.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts