HomeCaalamka(SAWIRO): Maydka Injineerkii Mashruuca Biyo-xireenka Weyn ee Ethiopia oo la helay

(SAWIRO): Maydka Injineerkii Mashruuca Biyo-xireenka Weyn ee Ethiopia oo la helay

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Engineer Simegnew Bekele oo ahaa Maskaxda Dhismaha Biyo-xireenkaasi ayaa la sheegay in maydkiisa saakayto laga dhex helay gaarigaasi oo yaallay Fagaaraha Meskel ee bartamaha Addis Abeba. Idaacadda FANA oo taabacsan Dowladda Ethiopia ayaa sheegtay inaan la ogeyn waxa sababay geeridiisa, waxaana socdo baaritaanka dilkaasi. Simegnew Bekele  waxa uu ahaa Maareyihii Mashruuca Biyo-xireenka loogu magac daray […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Engineer Simegnew Bekele oo ahaa Maskaxda Dhismaha Biyo-xireenkaasi ayaa la sheegay in maydkiisa saakayto laga dhex helay gaarigaasi oo yaallay Fagaaraha Meskel ee bartamaha Addis Abeba.

Idaacadda FANA oo taabacsan Dowladda Ethiopia ayaa sheegtay inaan la ogeyn waxa sababay geeridiisa, waxaana socdo baaritaanka dilkaasi.

- Advertisement -

Simegnew Bekele  waxa uu ahaa Maareyihii Mashruuca Biyo-xireenka loogu magac daray Dib-u-curashadda Ethiopia, ( the Grand Ethiopia Renaissance Dam (GERD),  kaasi oo laga dhisayo Galbeedka Ethiopia, wuxuuna noqon doontaa Biyo-xireenka ugu weyn Qaaradda Afrika oo dhan.

Dhismaha Biyo-xireenkaasi oo la bilaabay sannadkii 2011-kii waxaa ku baxaysa kharaj dhan 4.7 Billion oo Dollar, waxaana la filayaa inuu soo saaro Koronto awoodeedu dhan tahay 6,000 oo megawatts.

Dowladaha Masar iyo Suudaan waxay qeylo-dhaan ka keeneen inuu Biyo-xireenkaasi wax u dhimayo Saamiga Biyaaha ee ay ka helaan Webiga Nile oo ka soo faruurma Ethiopia.

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts