HomeWararDhageyso:-Wasiirka Waxbarashada”Majirto Jaamacad aan aqoonsanahay xataa jaamacadda Ummadda”

Dhageyso:-Wasiirka Waxbarashada”Majirto Jaamacad aan aqoonsanahay xataa jaamacadda Ummadda”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Daahir Cusmaan oo la hadlay Warbaahinta ayaa ka hadlay arrimo la xiriira sharci ahaanshaha Jaamacahada ka Shaqeeya dalka Waxaa uu sheegay Wasiirka in aysan jirin jaamacad ay aqoonsan yihiin islamarkaana sheegay in dowlada ay u diiwaan gashneyn jaamacadaha marka laga reebo inay dowlada ka heystaan ruqsado ay dalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Daahir Cusmaan oo la hadlay Warbaahinta ayaa ka hadlay arrimo la xiriira sharci ahaanshaha Jaamacahada ka Shaqeeya dalka

Waxaa uu sheegay Wasiirka in aysan jirin jaamacad ay aqoonsan yihiin islamarkaana sheegay in dowlada ay u diiwaan gashneyn jaamacadaha marka laga reebo inay dowlada ka heystaan ruqsado ay dalka ugu howlgalaan.

- Advertisement -

Wasiir Cabdiraxmaan Daahir Cusmaan oo wax lag weeydiiyey jaamacadda Ummada oo dowladda Soomaaliya ay dib u hwolgelisay,ayuu sheegay in ay la mid tahay Jaamacahda kale ee xilligaan dalka ka howlgalla ee aan buuxin shuruuudihii loo baahnaa.

Inka badan  70 jaamacadood oo magacyo kala duwan leh ayaa ka hwolgalla  dalka Soomaaliya kuwaasi oo qaarkood laga aqoonsan yahay Caalamka,waxaana ardayda jaamacadaha qaar ka baxa ay waxbarshada heerka labaad u aadan dalka dibadiisa.

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts