HomeWararMaraykanka oo Liiska Argagixisada ku daray Koox Diimeed ka jirta Soomaaliya

Maraykanka oo Liiska Argagixisada ku daray Koox Diimeed ka jirta Soomaaliya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wasaaradda Arrimaha dibada Mareykanka ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay in wax kabadal ay ku sameeysay qaanadii ay ku jirtay Xarakada Al Shabaab oo Soomaalia ku matasha Ururka Al qaacida,iyadoo balaarisay ayay Kooxda Al-hijra ku soo biirisay liiska Ururada argagixisada shesheeyaha ah. Sida ku sugan faqrada 219aad ee qaanuunka socdaalka iyo Jinsiyada waxaa si gaar […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Arrimaha dibada Mareykanka ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay in wax kabadal ay ku sameeysay qaanadii ay ku jirtay Xarakada Al Shabaab oo Soomaalia ku matasha Ururka Al qaacida,iyadoo balaarisay ayay Kooxda Al-hijra ku soo biirisay liiska Ururada argagixisada shesheeyaha ah.

Sida ku sugan faqrada 219aad ee qaanuunka socdaalka iyo Jinsiyada waxaa si gaar loogu calaamadeeyay argagixiso caalami ah sida uu dhigaayo amar fuliyeedka nambarkiisu yahay 13,224 faqradiisa hal-B ,Wasaaraddu waxa ay go’aamisay in Al Shabaab ay ku sii jiro liiskaas.

- Advertisement -

Wasaarada Arrimaha dibada dalka Mareykanka ayaa waxa ay sheegtay in Jameecadda Al-hijra oo 2008-dii ku aasaasan tahay Magaalada madaxda dalka Kenya ee Nairobi ee tahay laanta ama faraca Xarakada Al Shabaab

Al-hijra waxa ay gacan ka geysatay sida bayaanka lagu xusay asgareynta Maleeshiyaadka Al Shabaab ku biiraya,waxaana ay fududeysay in xubnaheedu ay si sahlan ugu socdalaan Soomaaliya si ay ugu qeyb qaatan falal argogixisanimo.

Talaabadan cusub ee Mareykanku qaatay ayaa ujeedada ka dambeysa waxa ay tahay sida uu bayaanku tilmaamayo  in la takooro Ururadaasi iyo xubnaha ku aftirsada,islamarkaana laga horistaago in ay soo gaaran hanaanka maaliyadeed ee Makeykanka iyo gacan uu ka geyso meel marinta sharciga Mareykanka iyo kan dalal kale.

- Advertisement -

Madaxweynaha Mareykanka Donald trump  ayaa horaantii sanadkan soo saaray amr uu dalal ay Soomaaliya ku jirto dadka ka imaanaya kaga mamnuucayo ay dalka soo galaan, waxaana talaabadaasi uu qiil kaga dhigay mid uu ku dhowrayo nabad-galyada Dalka Mareykanka.

 

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts