HomeWararDEG DEG:- Alshabaab oo la wareegay deegaan hoostaga magaalada Boosaaso ee gobalka...

DEG DEG:- Alshabaab oo la wareegay deegaan hoostaga magaalada Boosaaso ee gobalka Bari

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ciidamadii maamulka Puntland eek u sugnaa deeganka Af Urur ee gobalka Bari ee maamulka Puntland ayaa la sheegay in ay iskaga baxeen deegaankaas iyada oo ilaa iyo hadana aan la ogayn sababta ka dambaysay. Dhinaca kalana warar soo baxaya ayaa sheegaya in Al-shabaab ay si buuxda ula wareegeen deegaankaas iyada oo waxa dagaal ah uusan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamadii maamulka Puntland eek u sugnaa deeganka Af Urur ee gobalka Bari ee maamulka Puntland ayaa la sheegay in ay iskaga baxeen deegaankaas iyada oo ilaa iyo hadana aan la ogayn sababta ka dambaysay.

Dhinaca kalana warar soo baxaya ayaa sheegaya in Al-shabaab ay si buuxda ula wareegeen deegaankaas iyada oo waxa dagaal ah uusan ka dhicin ciidamadii maamulka Puntlana ay faarujiyeen.

- Advertisement -

Warar lagu qoray baraha Enternetka ee taageera dhaq-dhaqaaqa shabaab ayaa lagu sheegay in ay si buuxda Al-shabaab ay u maamulayaan degaanka Af urur ee dhanka Koofureed kaga toosan magaalada Boosaaso ee gobalka Bari.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts