HomeWareysiyadaSoomaaliland oo deegaanadeeda ka mamnuucday Hay'ado ka diiwaan gashan Soomaaliya

Soomaaliland oo deegaanadeeda ka mamnuucday Hay’ado ka diiwaan gashan Soomaaliya

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Wasaaradda qorsheynta  Somaliland ayaa markii ugu horeysay faah-faahin ka bixisay lix hay’adood oo ah kuwa samafalka oo maxaliga ah oo ay xukuumaddu kala noqotay ruqsadii ay kaga shaqeyn jireen deegaannada Somaliland. Wasiir ku xigeenka wasaaradda qorsheynta iyo horumarinta Somaliland, Eng Xuseen Ibraahim Buuni,ayaa faahfaahin ka bixiyey go’aankaa xukuumadda ay shaqada uga joojisay hay’adahaasi. Waxa uu […]

- Advertisement -

Wasaaradda qorsheynta  Somaliland ayaa markii ugu horeysay faah-faahin ka bixisay lix hay’adood oo ah kuwa samafalka oo maxaliga ah oo ay xukuumaddu kala noqotay ruqsadii ay kaga shaqeyn jireen deegaannada Somaliland.

Wasiir ku xigeenka wasaaradda qorsheynta iyo horumarinta Somaliland, Eng Xuseen Ibraahim Buuni,ayaa faahfaahin ka bixiyey go’aankaa xukuumadda ay shaqada uga joojisay hay’adahaasi.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in lixdaas hay’adood ay jebiyeen xeerka u yaalla hay’adaha ka howlgalla deegaanada Maamulka Soomaaliland.

Sidoo kale waxa uu hadalkiisa intaasi ku daray in hay’adaha laga mamnuucay in ay ka shaqeeyaan Soomaaliland ay yihiin kuwo ka diiwaan gashan dalal ay Soomaaliya ka mid tahay,isla markaana aan la aqbali karin.

Latest stories