HomeWararDowladaha Carabta oo loogu baaqay inay DFS ka taageeraan qorsho kasta oo...

Dowladaha Carabta oo loogu baaqay inay DFS ka taageeraan qorsho kasta oo ay kula dagaalami karto Al-Shabaab

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddoomiyaha Barlamaanka dalalka Carabta, Mashcal Bin Fahmi Al-salaami waxa uu ugu baaqay Ururka Jaamacadah Carabta iyo Dowladaha xubnaha ka ah inay si wadajir ah DFS u siiyaan Taageero kasta oo lama huraan ah si loo dhiso Hay’addaha Dowladda ugu qaabilsan Arrimaha Ammaanka iyo in la dhiso Ciiddan Xooggan oo awoodi u leh La-dagaalanka Alshabaab. Afhayeenka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Barlamaanka dalalka Carabta, Mashcal Bin Fahmi Al-salaami waxa uu ugu baaqay Ururka Jaamacadah Carabta iyo Dowladaha xubnaha ka ah inay si wadajir ah DFS u siiyaan Taageero kasta oo lama huraan ah si loo dhiso Hay’addaha Dowladda ugu qaabilsan Arrimaha Ammaanka iyo in la dhiso Ciiddan Xooggan oo awoodi u leh La-dagaalanka Alshabaab.

Afhayeenka Barlamaanka dalalka Carabta oo saaray Qoraal loogu tala-galay Warbaahinta waxa uu kaga hadlay Taageeradda iyo Kalsoonida buuxda ee Barlamaanka Carabta la garab taagan yihiin dhamaan qorshaha iyo hawlgalladda DFS ee La-dagaalanka Alshabaab iyo soo-celinta Nabadda iyo Deganaanshaha Somalia.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Guddoomiyaha Barlamaanka dalalka Carabta, Mashcal Bin Fahmi Al-salaami waxa uu si kulul u cambaareeyey Weerarkii ay Dagaalamayaasha Alshabaab dhawaan ku qaadeen Dhismaha Otto oo Xarun u ah Wasaaradaha Amniga Qaranka iyo Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Somalia

Waxa uu tilmaamay inaysan falalka noocaasi ah wax u dhimi doonin dadaalka ay DFS  ugu jirto dhamaystirka dhismaha Hay’addaha Dowladda iyo dib-u-soo-celinta Nabadda iyo Deganaanshaha Somalia, waa sida uu hadalka u dhigay.

Ugu dambeyntii waxa uu u tacsideeyey Qaarabadda dadkii ku gereiyooday weerarkii ay Alshabaab Sabtidii la soo dhaafay la beegsadeen dhismo ay deggan yihiin Wasaarado ka tirsan kuwa Xukuumadda Federalka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts