HomeWararDhageyso:-Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo u digay Wasiirada Cusub ee Maamulkaas

Dhageyso:-Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo u digay Wasiirada Cusub ee Maamulkaas

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa sheegay in Wasiirada Cusub ee uu dhawaan Magacaabay Madaxweyne Axmed Madoobe in ay la yimaadaan Shaqooyin dhab ah. Waxa uu sheegay in Wasiiradii ka horreeyey ay Shaqada meel wanaagsan soo gaarsiiyeen,iyana laga doonayo in ay suurtageliyaan in Wasaarahooda ay yeeshaan Xafiisyo ay ku Shaqeeyaan. “Runtii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa sheegay in Wasiirada Cusub ee uu dhawaan Magacaabay Madaxweyne Axmed Madoobe in ay la yimaadaan Shaqooyin dhab ah.

Waxa uu sheegay in Wasiiradii ka horreeyey ay Shaqada meel wanaagsan soo gaarsiiyeen,iyana laga doonayo in ay suurtageliyaan in Wasaarahooda ay yeeshaan Xafiisyo ay ku Shaqeeyaan.

- Advertisement -

“Runtii aad ayaad u nasiib badan tihiin waayo waxaad soo gaarteen,iyada oo meel wanaagsan ay wax marayaan idinkana waxaa la idinka rabaa in ay sii dhaqaaqdaan waayo tallaabo qaad ayaa loo baahan yahay,lamana aqbali doono waxqabad la’aan ayuu yiri Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland.

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed islaam(Madoobe) ayaa dhawaan waxa uu isku-shaandheyn uu ku sameeyey Golihiisa Wasiirada,ka dib sida uu shegay wadatashiyo uu sameeyey.

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka jubbaland.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts