HomeWararCulimo uu ka mid yahay Sheekh Maxamed Cumar Dirir oo ku baxay...

Culimo uu ka mid yahay Sheekh Maxamed Cumar Dirir oo ku baxay Colaada deegaanka Ceel Afweyn

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Deegaanka Ceel Afweyn ee gobolka Sool waxaa gaaray qaar ka mid ah culimada ugu caansan deegaanada Maamulka Soomaaliland halkaas oo ay weli ka taagan tahay xiisad colaadeed oo u dhaxeysa laba beelood. Culumada halkaasi gaartay ayaa waxaa ka mid ah Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir,Sheekh Ismaaciil Cabdi Hure,Sheekh Cabdullaahi Xasan Xaashi(barbaraawi) Sheekh Cabdullaahi Sheekh Cali’Jowhar’iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Deegaanka Ceel Afweyn ee gobolka Sool waxaa gaaray qaar ka mid ah culimada ugu caansan deegaanada Maamulka Soomaaliland halkaas oo ay weli ka taagan tahay xiisad colaadeed oo u dhaxeysa laba beelood.

Culumada halkaasi gaartay ayaa waxaa ka mid ah Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir,Sheekh Ismaaciil Cabdi Hure,Sheekh Cabdullaahi Xasan Xaashi(barbaraawi) Sheekh Cabdullaahi Sheekh Cali’Jowhar’iyo Culima kale kuwaas oo bilaabaya waan waan ay ku xalinayaan colaadaas.

- Advertisement -

Sheekh Ismaaciil Cabdi Hure ayaa faah faahiyey ujeedka safarkooda ee deegaanka Ceel afweyn.

“Waxaan soo gaarnay deegaanka  Ceel Afweyn waxaaana ka nimid  Hargeysa oo aan saaka ka soo baxnay, waxaanan ka mid nahay wufuudii gurmadka u ahayd gobolka Sanaag gaar ahaan degmada Ceel Afweyn, waxaanan ilaahay uga mahad celinaynaa kooxihii ugu horeeyey ee wefdiga anaga oo koox culimo iyo odayaal isugu jirna,si aan u xalinayo beelaha dagaalamay ayuu yiri Sheekh Ismaaciil hure.

Deeaganka Ceel Afweyn ee Gobolka Sanaag  ayaa bilihii u dambeysay waxaa ka taagneyd xiisad colaadeed oo u dhaxeyas labada beelood,waxana fashilmay dhorw mar wadahadalo lagu doonayey in xal looga gaaro dagaaladaas.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts