HomeWararSawirro:-AMISOM oo sharaxday xayiraadii Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Garoonka Muqdisho

Sawirro:-AMISOM oo sharaxday xayiraadii Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Garoonka Muqdisho

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Magalada Muqdisho waxaa Maanta kulan ku yeeshay guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya iyo Madaxa Midowga Afrika ee Arrimaha Soomaaliya,dhowr todobaad kadib markii  AMISOM garoonka Muqdisho ku xayireen guddoomiyaha Aqalka Sare Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi oo ay wehlinayeen labadiisa ku xigeen iyo Madaxa Midowga Afrika Francisco Madeira ayaa waxa ay ka wada hadleen xiriirka labada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magalada Muqdisho waxaa Maanta kulan ku yeeshay guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya iyo Madaxa Midowga Afrika ee Arrimaha Soomaaliya,dhowr todobaad kadib markii  AMISOM garoonka Muqdisho ku xayireen guddoomiyaha Aqalka Sare

Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi oo ay wehlinayeen labadiisa ku xigeen iyo Madaxa Midowga Afrika Francisco Madeira ayaa waxa ay ka wada hadleen xiriirka labada dhinac,iyada oo AMISOM faah faahisay xayiraadii guddoomiye Cabdi Xaashi.

- Advertisement -

“Wadahadalkii aan yeelanay waxa uu ku saabsanaa arrimaha amniga iyo protocol-ka,si isku-dhow ayaan wax isugu fahanay,waxana rajeynayaa in lagu qancay sharaxaadii aan bixinay waxana rajeynaya in si dhow an labadeena dhinac u wada Shaqeyno ayuu yiri Ambassador Francisco Madeira.

Dhinaca kale guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi cabdulalahi ayaa isna dhankiisa sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay kulanka dhexmaray labada dhinac iyo kaalinta ay AMISOM kaga jirto nabadeynta Soomaaliya,sida lagu daabacay Warbaahinta AMISOM.

Marka laga soo tago sharaxaada AMISOM ay ka bixisay dhacdadii xayiraada ee Guddoomiyaha Aqalka Sare majirin jawaab rasmi ah iyo raali gelin ay ka bixiyeen xayiraada lagu sameeyey 19-kii Bishii june ee Sanadkaan Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi.

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts