HomeWararDhageyso:-Maamulka degmada Balcad oo Warka soo saaray Nabadoon ay toogteen Al-Shabaab

Dhageyso:-Maamulka degmada Balcad oo Warka soo saaray Nabadoon ay toogteen Al-Shabaab

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maamulka degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe ayaa faah faahin ka bixiyey Nabadoon caanka ahaa degmadaas oo gelinkii dambe ee maanta lagu toogtay deegaan hoostaga degmadaas. Al-Shabaab ayaa goob fagaaro ah oo ku taalla tuulada Gamboole wax ay ku toogteen Nabadoon Abshir Nuur Xuseen oo loo yaqaanay(Maliife),iyaga oo ku eedeeyey in uu ka mid ahaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe ayaa faah faahin ka bixiyey Nabadoon caanka ahaa degmadaas oo gelinkii dambe ee maanta lagu toogtay deegaan hoostaga degmadaas.

Al-Shabaab ayaa goob fagaaro ah oo ku taalla tuulada Gamboole wax ay ku toogteen Nabadoon Abshir Nuur Xuseen oo loo yaqaanay(Maliife),iyaga oo ku eedeeyey in uu ka mid ahaa ergadii soo dooratay xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Maamulka degmada Balcad Qaasim Cali Nuur(Furdug) oo Caawa la hadlay Dalsan ayaa sheegay in Nabadoonka uusan ka mid aheyn ergada soo dooratay xildhibaanada Golaha shacabka,isla markaana uu ahaa Nin nabadeed oo u Shaqeynayey Bulshada degmada Balcad.

Waxa uu sheegay in sababta ay Al-Shabaab u dileyn ay tahay sidee ayaad ugu adeegi kartaa Shacabkaaga?sida uu hadalka u dhigay.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Guddoomiyaha Maamulka degmada Balcad Qaasim.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts