HomeCaalamkaBoqolaal Tahriibayaal ay Somali ku jirto oo la qabtay

Boqolaal Tahriibayaal ay Somali ku jirto oo la qabtay

Date:

Related stories

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Ciiddanka Ammaanka ee Turkiga ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen 241 Muhaajiriin Shisheeye ah oo si sharci-darro ah ugu sugnaa dalkaasi. Ilo ka tirsan Ciiddanka Jandarmiiga Turkiga ayaa u sheegay Wakaalladda Wararka ee ANADOLU in Muhaajiriintaasi lagu soo qabtay Hawlgalo ka dhacay GoballaddaEDIRNE, Kirklareli iyo Mugla ee W/galbeed ee dalkaasi. Muhaajiriinta la qabtay ayaa la sheegay inay ka soo kala jeedaan […]

- Advertisement -

Ciiddanka Ammaanka ee Turkiga ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen 241 Muhaajiriin Shisheeye ah oo si sharci-darro ah ugu sugnaa dalkaasi.

Ilo ka tirsan Ciiddanka Jandarmiiga Turkiga ayaa u sheegay Wakaalladda Wararka ee ANADOLU in Muhaajiriintaasi lagu soo qabtay Hawlgalo ka dhacay GoballaddaEDIRNE, Kirklareli iyo Mugla ee W/galbeed ee dalkaasi.

- Advertisement -

Muhaajiriinta la qabtay ayaa la sheegay inay ka soo kala jeedaan dalalka Somalia, Algeria, Pakistan, Syria, Iraq, Iiraan, Bangaladesh iyo Mayanmaar, waxaana loo gudbiyey Xafiiska Hay’adda Socdaalka Turkiga ku leeyihiin Gobalka EDIRNE.

Dhinaca kale, Turkiga waxa uu marin muhiim u yahay Muhaajiriinta Shisheeyaha ee doonaysa inay tahriib ku galaan dalalka ku yaalla Galbeedka Europe, si ay uga helaan Nolol, Nabad iyo inay qaataan Dhalashadda dalalkaasi.

Latest stories