HomeCaalamkaKenya:Haweeney Soomaali ah oo isku ekeysiisay Walaasheed oo dacwad loo heysto

Kenya:Haweeney Soomaali ah oo isku ekeysiisay Walaasheed oo dacwad loo heysto

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Boliska magaalladda Mombasa ayaa la sheegay inay xireen Cabdiyo Aadan Cali, taasi oo la sheegay inay doonaysay inay iska dhigto Walaasheeda oo lagu magacaabo  Xaliimo Aadan Cali, taasi oo ay dacwad kaga socoto Maxkamadda Mombasa. Shabakadda hivisasa.com ee Kenya ayaa qortay in Cabdiyo Aadan Cali isku-dayday inay hor tagto Maxkmadda, iyadoo isku muuqaal ekeysiisay Walaasheeda […]

- Advertisement -

Boliska magaalladda Mombasa ayaa la sheegay inay xireen Cabdiyo Aadan Cali, taasi oo la sheegay inay doonaysay inay iska dhigto Walaasheeda oo lagu magacaabo  Xaliimo Aadan Cali, taasi oo ay dacwad kaga socoto Maxkamadda Mombasa.

Shabakadda hivisasa.com ee Kenya ayaa qortay in Cabdiyo Aadan Cali isku-dayday inay hor tagto Maxkmadda, iyadoo isku muuqaal ekeysiisay Walaasheeda oo lagu soo eedeeyey inay ka tirsan tahay Alshabaab.

- Advertisement -

Cabdiyo Aadan Cali ayaa Maxkmaadda tegtay, iyadoo xiran Indha-shareer, iyadoo Maxkamadda dhegsyigii ugu dambeeyey ka yeelan lahayd eedeynta loo haysto Walaasheeda oo aan Maxkamadda soo xaadarin.

Xaliimo Aadan Cali waxaa markii ugu horreysay lagu xiray Mombasa bishii April 3-dii ee sannadkii 2015-kii, waxaana lagu soo oogay inay ka tirsan tahay Alshabaab, balse waxaa Xabsiga Shimo La Tewa ee magaalladda Mombasa damiin ahaan looga sii daayey  bishii April 23-dii ee sannadkii hore ee 2017-ka.

Latest stories