HomeCaalamkaKenya oo awoodi weysay Kharajka dhismaha Derbiga ee Xuduudka Somalia

Kenya oo awoodi weysay Kharajka dhismaha Derbiga ee Xuduudka Somalia

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Fariida Karoney oo ah Wasiirka Arrimaha Dhulka ee dalkaasi, ayaa sheegtay in la hakiyey hawlihii Sahminta iyo dhismaha Derbiga laga waday Xuduudka Somalia, kadib, markii la waayey Kharajkii lagu socodsiin lahaa. Waxay tilmaamtay in la dhisay 24 KM oo ka mid ah 150 KM ee uu ka koobnaan doono dhismaha Derbigaasi, iyadoo Sahminta iyo Khariidaynta […]

- Advertisement -

Fariida Karoney oo ah Wasiirka Arrimaha Dhulka ee dalkaasi, ayaa sheegtay in la hakiyey hawlihii Sahminta iyo dhismaha Derbiga laga waday Xuduudka Somalia, kadib, markii la waayey Kharajkii lagu socodsiin lahaa.

Waxay tilmaamtay in la dhisay 24 KM oo ka mid ah 150 KM ee uu ka koobnaan doono dhismaha Derbigaasi, iyadoo Sahminta iyo Khariidaynta Mashruucaasi la bilaabay sannadkii 2016-kii.

- Advertisement -

Dowladda Kenya waxay u qoondeysay  in ka badan 5.6 Billion oo Dollar, si loogu calaamadeeyo, looguna dhiso Xuduudaha Caalamiga ee ay Kenya la leedahay Somalia iyo dalalka kale ee deriska.

Hadalka ka soo baxay Dowladda Kenya waxa uu ku soo beegmay Heshiiskii Madaxweynayaasha Somalia iyo Kenya ay dabayaaqadii bishii Maarso ee sannadkan ku gaareen in gebbi ahaan la joojiyey Dhismaha Derbiga laga dhisayo Xuduudka Labada Waddan, kaasi oo Xiisad Diplomaasiyadeed iyo mid Amni-xumi ka dhex abuuri karta labada Waddan, gaar ahaan Deegaanadda ku teedsan Xuduudka.

Latest stories