HomeCaalamkaSawirro:-Nin ka ganacsan jiray Hilibka Bisadaha oo Gacanta lagu dhigay

Sawirro:-Nin ka ganacsan jiray Hilibka Bisadaha oo Gacanta lagu dhigay

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Dadweynaha ku dhaqan magaalada Nakuru ee dalka Kenya ayaa si caro leh u baacsaday nin la sheegay inuu gowrici rijay basadaha sii uu uga ganacsado. Waxayna markaasi ku arkeen isagoo maqaarka kaga bixinaya bisaad goob fagaare ah. Waxaana markii dambe badbaadiyay booliska deegaanka oo gacanta ku dhigay ninkan ka ganacsado hilibka bisadaha. Ninkan oo lagu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dadweynaha ku dhaqan magaalada Nakuru ee dalka Kenya ayaa si caro leh u baacsaday nin la sheegay inuu gowrici rijay basadaha sii uu uga ganacsado.

Waxayna markaasi ku arkeen isagoo maqaarka kaga bixinaya bisaad goob fagaare ah.

- Advertisement -

Waxaana markii dambe badbaadiyay booliska deegaanka oo gacanta ku dhigay ninkan ka ganacsado hilibka bisadaha.

Ninkan oo lagu magacaabo James Mukangi ayaa qirtay inuu gacantiisa ku gowracay ilaa 1000 bisadood islamarkaasna uu ganacsiga bisadaha ku howlnaa 7-dii sanno ee lasoo dhaafay.

Wuxuuna sheegay in hilibka bisadaha uu gayn jiray ganacsato ku dhaqan magaalada.

- Advertisement -

Githua Kaba oo ah sarkaal u qaablisan caafimaadka xoolaha ayaa sheegay in ka gancsiga hilibka bisadaha uu maamnuuc ka yahay Kenya.

Ninkan wuxuu sheegay in faa’iido ahaan uu ka helay ka ganacsiga hilibka bisadaha adduun gaaraya $50,000.

Waxaana arrintani sii wayn looga hadal hayay baraha bulshada.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts