HomeCaalamkaSpain oo la wareegtay Hawlgalka La-dagaalanka Burcad-baddeeda

Spain oo la wareegtay Hawlgalka La-dagaalanka Burcad-baddeeda

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Dowladaha Midowga Europe waxay shalay isla oggolaadeen Hindise uu Madaxweynaha Faransiiska, Emanwal Makron soo jeediyey bishii September, si loo dhiso Ciiddamo Midowga Europe oo Faragelin Milliteri ku samayn kara hadba dalalka ay Colaadaha ka dhacaan. Ciiddankaasi waxaa la sheegay inay noqon doona kuwo ka madax bannaan Isbahasyiga NATO iyo Dowladda Maraykanka. Wasiiradda Gaashaandhigga ee dalalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladaha Midowga Europe waxay shalay isla oggolaadeen Hindise uu Madaxweynaha Faransiiska, Emanwal Makron soo jeediyey bishii September, si loo dhiso Ciiddamo Midowga Europe oo Faragelin Milliteri ku samayn kara hadba dalalka ay Colaadaha ka dhacaan.

Ciiddankaasi waxaa la sheegay inay noqon doona kuwo ka madax bannaan Isbahasyiga NATO iyo Dowladda Maraykanka.

- Advertisement -

Wasiiradda Gaashaandhigga ee dalalka Faransiiska, Jarmalka, Denmark, Belgium, Spain, Holland iyo Portugal waxay shalay Kulan ku yeesheen caasimadda dalka Luksenberg ee Luksenberg.

Wasiiradaasi waxaa kaloo Shirkooda ku wehliyey Xoghayaha Difaaca ee Britain, Farl Howe, kaasi oo ka mid noqday Wasiiradda wada saxiixay Qoraalka lagu taageerayo Dhismaha Isbahaysiga Ciiddamadda Isku-dhafka ee EU-da.

Heshiiskaasi waxa uu u oggolaanayaa inay Britain  qeyb ka noqon karo Isbahaysigaasi, marka ay si rasmi ahaan uga baxaan Heshiiska BREXIT marka la gaaro bisha Maarso 30-da ee sannadka soo socda.

- Advertisement -

Afhayeen u hadlay Dowladda Britain ayaa sheegay inay shuruud la’aan taageerayaan Ammaanka Europe. Inkastoo Xiriirka EU-da iyo Britain isbedel ku yimid.

Waxa uu intaasi ku daray inay si wadajir ah u xooggan yihiin, isla markaana ay mar hore si wadajir ah u wada shaqeyn jireen Isbahaysiga Europe, oo qeyb ka ah Gaashaanbuurta Milliteri ee NATO.

Dhinaca kale, Dowladda Spain ayaa shalay loo xaqiijiyey inay Dowladda Britain kala wareegaan Taliska dhexe ee Hawlgalka ay Ciiddanka Badda Eu-da ka kula dagaalamaan Burcad-baddeeda ka qowleysata Badda somalia.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts