HomeCaalamkaJaneral Gabre oo laga eryay Xafiiskii Urur Goboleedka IGAD

Janeral Gabre oo laga eryay Xafiiskii Urur Goboleedka IGAD

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Hadal qoraal oo ka soo baxay Xarunta Dhexe ee Urur-gobaleedka IGAD ee Addis Abeba ayaa lagu sheegay inuusan Kolonel Gebregziabher Alemseged Abraha uusan ka mid ahayh Shaqaalaha Ururka IGAD. Qoraalka waxaa kaloo lagu xusay inuusan Kolonel Gabre uusan fasax u haysanin inuu Wakiil ahaan u matali karo IGAD ama uusan Wakiil ahaan magaca Urur-gobaledka kula […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hadal qoraal oo ka soo baxay Xarunta Dhexe ee Urur-gobaleedka IGAD ee Addis Abeba ayaa lagu sheegay inuusan Kolonel Gebregziabher Alemseged Abraha uusan ka mid ahayh Shaqaalaha Ururka IGAD.

Qoraalka waxaa kaloo lagu xusay inuusan Kolonel Gabre uusan fasax u haysanin inuu Wakiil ahaan u matali karo IGAD ama uusan Wakiil ahaan magaca Urur-gobaledka kula wareegi Karin Gnaacsi kasta.

- Advertisement -

Qoraal ka soo baxay Urur-gobaleedka IGAD  oo ahaa  Ogeysiin ku socota dhamaan dadweynaha ayaa lagu muujiyey inuusan Kolonel Gabre ka mid ahayn Shaqaalaha Urur-gobaleedka IGAD.

Ugu dambeyn, IGAD waxay xustay in casuumaad kasta oo isaga loo fidiyo inaan la xushmeyn doonin.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts