HomeCaalamkaSawirro:-Ma dhab baa inuu Madaxweyne Erdogaan ahaan jirey Laacib ka tirsanaa Naadiyadda...

Sawirro:-Ma dhab baa inuu Madaxweyne Erdogaan ahaan jirey Laacib ka tirsanaa Naadiyadda K/cagta?

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan inta uusan Siyaasadda soo dhex gelin waxa uu ahaa Ciyaartoy ka tirsan Naadiga  K/cagta ee KasımpaÅŸa Spor Kulübü oo la asaasay sannadkii 1921-kii, kana mid ahayd Kooxaha Heerka Koowaad ee Turkiga. Nadaiga uu Erdogan ka tirsanaa waxay ka dhisan tahay Xaafadda BeyoÄŸlu ee magaalladda 2-aad ee ugu weyn dalkaasi ee Istanbuul. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan inta uusan Siyaasadda soo dhex gelin waxa uu ahaa Ciyaartoy ka tirsan Naadiga  K/cagta ee Kasımpaşa Spor Kulübü oo la asaasay sannadkii 1921-kii, kana mid ahayd Kooxaha Heerka Koowaad ee Turkiga.

Nadaiga uu Erdogan ka tirsanaa waxay ka dhisan tahay Xaafadda BeyoÄŸlu ee magaalladda 2-aad ee ugu weyn dalkaasi ee Istanbuul.

- Advertisement -

Erdogan waxa u uahaa Xiddig khadka dhexe ka ciyaara. isla markaana Shacbiyadda ku dhex lahaa Taageerayaasha K/Cagta ee dalka Turkiga.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts