HomeCaalamkaFBI-da Maraykanka oo baari doonta Qarixii ka dhacay Addis Abeba

FBI-da Maraykanka oo baari doonta Qarixii ka dhacay Addis Abeba

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay inay Khubaro ka socota Hay’adda Dembi-baarista FBI-da u dirayaan dalka Ethiopia, si ay gacan uga geystaan Baraitaanka qarixii bam ee Sabtidii la soo dhaafay lala beegsaday Dibadbax lagu taageerayey Ra’isul-wasaaraha Isbedel-doonka ee dalkaasi, Aniy Ahmed Ali. Xoghayaha Ganacsiga ee dalak Maraykanka, Gilbert Kaplan ayaa hadalkaasi ka sheegay mar uu maanta Wasiirka […]

- Advertisement -

Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay inay Khubaro ka socota Hay’adda Dembi-baarista FBI-da u dirayaan dalka Ethiopia, si ay gacan uga geystaan Baraitaanka qarixii bam ee Sabtidii la soo dhaafay lala beegsaday Dibadbax lagu taageerayey Ra’isul-wasaaraha Isbedel-doonka ee dalkaasi, Aniy Ahmed Ali.

Xoghayaha Ganacsiga ee dalak Maraykanka, Gilbert Kaplan ayaa hadalkaasi ka sheegay mar uu maanta Wasiirka Arrimaha Dibedda ee  Ethiopia kula kulmay magaalladda Addis Abeba.

- Advertisement -

Qaraxaasi oo loo xiray ilaa 30 qof ayaa waxaa ku geeriyootay 2 qof, halka inka badan 150-kalena ku dhaawacmeen.

Latest stories