HomeCaalamkaImaaraadka Carabta oo Muwaadiniinteeda uga digtay inay u safraan Somalia iyo dalal...

Imaaraadka Carabta oo Muwaadiniinteeda uga digtay inay u safraan Somalia iyo dalal kale

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Dowladda Imaaraadka ayaa soo saartay Digniin dhanak Safarka, iyadoo Muwaadiniinta dalkaasi looga digay inaysan u socdaalin dalal ay Somalia ka mid tahay. Hdaal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee dalkaasi ayaa lagu sheegay in la cusbooneysiiyey Digniinta dhinaca Socdaalka ee la soo saaray sannadkii 2013-kii. Qoraalka waxaa lagu xusay inaysan Muwaadiniinta […]

- Advertisement -

Dowladda Imaaraadka ayaa soo saartay Digniin dhanak Safarka, iyadoo Muwaadiniinta dalkaasi looga digay inaysan u socdaalin dalal ay Somalia ka mid tahay.

Hdaal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee dalkaasi ayaa lagu sheegay in la cusbooneysiiyey Digniinta dhinaca Socdaalka ee la soo saaray sannadkii 2013-kii.

- Advertisement -

Qoraalka waxaa lagu xusay inaysan Muwaadiniinta Imaaraadka socdaal ku tegin Waddamo ay ka jiraan Xiisado Siyaasadeed iyo Caafimaad-darro, waa sida hadalka loo dhigay

Dalalka looga digay Muwaadiniinta Imaaraadka inaysan u socdaalin waxay kala yihiin dalalka Somalia, Qatar, Brazil, Lubnaan, Syria, Afganistan, Pakistan, Yukrayn, Nigera, Koonfurta Suudaan iyo  Madagaskar.

Digniinta cusub waxaa lagu lifaaqay Digniino kale oo dhinaca Socdaalka oo horey loo soo saaray sannadkii 2013-kii.

- Advertisement -

Si kastaba ha ahaatee, Go’aanka Muwaadiniinta looga digay inaysan Somalia booqanin, waxa uu ku soo beegmay, xilli uu khilaaf xooggan ka dhexeeyo DFS iyo Imaaraadka oo ku kala diday Khilaafka Khaliijka awgiisa.

Latest stories