HomeCaalamka30 Askari oo lagu dilay weerar ka dhacay Afganistan.

30 Askari oo lagu dilay weerar ka dhacay Afganistan.

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Dagaalyahanadda Ururka Daalibaan ayaa la sheegay inay Waaberigii saakayto weerar gaadmo ah ku dileen Askartaasi oo ku sugnaa Baro Kontorool oo ku yaalla Degmadda BADGHIS ee Galbeedka dalkaasi. Weerarkan ayaa yimid maalmo kadib, markii ay Daalibaan sheegeen inay dib u bilaabi doonaan dagaalka, kuna gacan sayreen Baaqii uu Mdaaxweyne Ashraf Qaani ku codsaday in muddo […]

- Advertisement -

Dagaalyahanadda Ururka Daalibaan ayaa la sheegay inay Waaberigii saakayto weerar gaadmo ah ku dileen Askartaasi oo ku sugnaa Baro Kontorool oo ku yaalla Degmadda BADGHIS ee Galbeedka dalkaasi. Weerarkan ayaa yimid maalmo kadib, markii ay Daalibaan sheegeen inay dib u bilaabi doonaan dagaalka, kuna gacan sayreen Baaqii uu Mdaaxweyne Ashraf Qaani ku codsaday in muddo 10 maalmood lagu kordhiyo xilliga Xabbad-joojinta ee horey loogu heshiiyey malmihii ciidda ee bilowgii isbuucan.

In ka badan 50 qof ayaana la dilay xilligii ay socotay Xabbad-joojinta, iyadoo Kooxda Daacish sheegatay mas’uuliyadda qarax lagu dilay ugu yraaan 30-qof.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories