HomeCaalamka(XOG): Madaxweynaha Eritrea oo Wafdi u diri doono Ethiopia

(XOG): Madaxweynaha Eritrea oo Wafdi u diri doono Ethiopia

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Madaxweynaha Eritrea, Isaias Afwerki  ayaa la sheegay inuu Wafdi u dirayo Addis Abeba, si ay wada-xaajood wax dhisaya ula yeeshaan Madaxda dalkaasi. Danjiraha Dowladda Eritrea u jooga dalka Japan, Ambassador Estifanos Afeworki  ayaa hadalkaasi ku sheegay Qoraal uu maanta soo dhigay bartiisa Twitterka ee @AmbassadorEstif Danjiraha ma bixinin faahfaahin dheeraad ah oo ku adaan Wafdiga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Eritrea, Isaias Afwerki  ayaa la sheegay inuu Wafdi u dirayo Addis Abeba, si ay wada-xaajood wax dhisaya ula yeeshaan Madaxda dalkaasi.

Danjiraha Dowladda Eritrea u jooga dalka Japan, Ambassador Estifanos Afeworki  ayaa hadalkaasi ku sheegay Qoraal uu maanta soo dhigay bartiisa Twitterka ee @AmbassadorEstif

- Advertisement -

Danjiraha ma bixinin faahfaahin dheeraad ah oo ku adaan Wafdiga Eritrea ee la filayo inay booqasho ku tagaan Caasimadda dalka Ethiopia ee Addis Abeba.

- Advertisement -

Tallaabadaasi ayaa u muuqata mid ay Dowladda Eritrea ku soo dhaweynayso Baaqii uu Ra’isul-wasaaraha Ethiopia, Abiy Axmed waxa uu sheegay inuu doonayo inay Dowladda Eritrea la heshiiyaan, isla markaana Ciiddanka Ethiopia dib uga soo baxaan Degmadda Badame oo ku taalla xuduudka Labadaasi dal oo Eritrea looga qabsaday dagaalkii dhex maray labada ciiddan.

Dagaalkaasi oo bilowday bishii May ee sannadkii 1998-dii, waxa uu dhamaaday bishii June ee sannadkii 2000, iyadoo lagu dilay Kumanaan Askar oo labada dhinac ah.  

Dhinaca kale, Idaacadda FANA ee taabacsan Dowladda Ethiopia ayaa baahisay hadalka ka soo baxay Madaxweynaha muddada dheer ka talinayey Eritrea, ee uu ku sheegay inuu Wafdi Nbaadeed u soo diri doono Addis Abeba.

Halkan ka akhriso Qoraalka uu Danjiraha Eritrea u jooga Japan soo dhigay bartiisa Twitter-ka:

Ambassador Estifanos‏ @AmbassadorEstif

President ISAIAS announced tdy that #Eritrea shall dispatch delegation to Addis Abeba to a constructive engagement with #Ethiopia #BBC #CNN

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts