HomeCaalamkaMaraykanka oo isaga baxay Golaha Xuquuqda Aadanaha ee QM iyo Eedeyn uu...

Maraykanka oo isaga baxay Golaha Xuquuqda Aadanaha ee QM iyo Eedeyn uu u jeediyey.

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Danjiraha Maraykanak u joogta QM, Nikki Haley ayaa ku dhawaaqay inay isaga baxeen Xubinnimadda Golahaasi, oo ay ku eedeysay inay had iyo jeer ka hor jeestaan Danaha Yuhuudda, waa sida ay hadalka u dhigtay, iyadoo iska indha tirtay Tacadiyadda ay Askarta Yuhuudda ku hayaan Dadka Reer Falastiin. Waxay kaloo sheegtay inay Golahaasi xubno ka yihiin […]

- Advertisement -

Danjiraha Maraykanak u joogta QM, Nikki Haley ayaa ku dhawaaqay inay isaga baxeen Xubinnimadda Golahaasi, oo ay ku eedeysay inay had iyo jeer ka hor jeestaan Danaha Yuhuudda, waa sida ay hadalka u dhigtay, iyadoo iska indha tirtay Tacadiyadda ay Askarta Yuhuudda ku hayaan Dadka Reer Falastiin.

Waxay kaloo sheegtay inay Golahaasi xubno ka yihiin Dowlado aan dhowrin Xuquuda Aadanaha, waxayna si gaar ah carrabka ugu dhufatay dalalka Shiinaha, Kuuba, Venezuela iyo Kongada Dimuqraadiga.

- Advertisement -

 

Dhinaca kale, Madaxa Golaha Xuquuqda Aadanaha Go’aanka Maraykanka kaga baxeen Golahaasi, iyadoo Ururka Midowga Europe sheegeen inay Tallaabadaasi hoos u dhigi doonto doorkii Mraaykanka ee u ololeynta Dimuqraadiyadda Xuquuqda Aadanaha ee Caalamka.

Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Britain, Boris Johnson waxa uu Go’aanka Maraykanka ku tilmaamay go’aan Niyad-jab leh.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories