HomeCaalamkaShiinaha oo taageeray Heshiiskii Donald Trump iyo Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuurya.

Shiinaha oo taageeray Heshiiskii Donald Trump iyo Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuurya.

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Madaxweynaha dalka Shiinaha. Xi Jinpingayaa sheegay inay soo dhaweynayaan Heshiiskaasi, wuxuuna ballan qaaday inay taageeri doonaan Natiijadi ka soo baxday Kulankii ka dhacay dalka Singapore. Madaxweynaha ayaa hadalkaasi sheegay, kadib, markii uu la kulmay Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuurya, Kim Jong Un oo booqashoadiisa 3-aad ee sannadkan ku jooga caasimadda dalkaasi ee Pejing. Madaxweynaha Shiinaha waxa kale […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dalka Shiinaha. Xi Jinpingayaa sheegay inay soo dhaweynayaan Heshiiskaasi, wuxuuna ballan qaaday inay taageeri doonaan Natiijadi ka soo baxday Kulankii ka dhacay dalka Singapore.

Madaxweynaha ayaa hadalkaasi sheegay, kadib, markii uu la kulmay Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuurya, Kim Jong Un oo booqashoadiisa 3-aad ee sannadkan ku jooga caasimadda dalkaasi ee Pejing.

- Advertisement -

Madaxweynaha Shiinaha waxa kale oo uu tilmaamay inay doonayaan inay door wanaagsan ka qaataan dadaalka Nabadda ee Gacanka Kuurya.

Dhinaca kale, Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuurya waxa uu tilmaamay inuu rajeynayo inay Shiinaha iyo dalalka kale taageeri doonaan Heshiiskii Nabadda.

- Advertisement -

Dowladaha Maraykanka iyo Koonfurta Kuurya waxay sheegeen inay indhhaa ku hayaan Kulanka uu Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuurya la yeeshay Madaxweynaha Shiinaha.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories