HomeWararDEG DEG:-Kolonyo ay la socdeen Ciidanka Kenya oo qarax lala eegtay

DEG DEG:-Kolonyo ay la socdeen Ciidanka Kenya oo qarax lala eegtay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wararka naga soo gaaraya Magalada Wajeer ee Gobolka Waqooyi dalka Kenya waxa ay sheegayaan in qarax khasaaro geystay lala eegtay Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Kenya. Qaraxaan ayaa ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso waxaana lala eegtay Gaari ay wateen booliska Kenya xilli uu marayey deegaanka Bojigaras oo ka tirsan gobolka Waqooyi Bari keny. Qaraxaas waxaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Magalada Wajeer ee Gobolka Waqooyi dalka Kenya waxa ay sheegayaan in qarax khasaaro geystay lala eegtay Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Kenya.

Qaraxaan ayaa ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso waxaana lala eegtay Gaari ay wateen booliska Kenya xilli uu marayey deegaanka Bojigaras oo ka tirsan gobolka Waqooyi Bari keny.

- Advertisement -

Qaraxaas waxaa Warbaahinta gudaha Kenya u xaqiijiyey Guddoomiyaha magalada  wajeer Loyford Kibaara,waxana uu sheegay in ay jiraan khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah balse ay wadaan baaritaano.

Ciidamo kale oo ka tirsan kuwa kenya ayaa u soo gurmaday ciidamada qaraxa lala beegsaday,waxana bur buray gaarigii uu qaraxa qabsaday.

Weli majirto cid sheegatay masuuliyada qaraxaas balse saraakiisha  booliska kenya ayaa waxa ay sheegeen in ay ka dambeeyaan Al-Shabaab.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts