HomeWararSawirro:-Wabiga Shabeelle oo fatahaad ka sameeyey deegaano horleh

Sawirro:-Wabiga Shabeelle oo fatahaad ka sameeyey deegaano horleh

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in saacadihii la soo dhaafay uu Wabiga Shabeelle fatahaad ka sameeyey tuulooyin horleh oo ka tirsan Gobolkaas, Ilaa 6 Tuulo ayaa la xaqiijiyey in uu wabiga ka fatahay,isla markaana uu saameeyey dalagyadii Sanadkaan ka soo go’ayey Dhul beereedyada ku yaal tuulooyinka uu ka fatahay. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in saacadihii la soo dhaafay uu Wabiga Shabeelle fatahaad ka sameeyey tuulooyin horleh oo ka tirsan Gobolkaas,

Ilaa 6 Tuulo ayaa la xaqiijiyey in uu wabiga ka fatahay,isla markaana uu saameeyey dalagyadii Sanadkaan ka soo go’ayey Dhul beereedyada ku yaal tuulooyinka uu ka fatahay.

- Advertisement -

Wariyayaal ku sugan Shabeellaha dhexe ayaa waxa ay sheegeen in tulooyinka uu wabiga fatahaada ka sameeyey ay ka mid yihiin.

Farbaraki

,Jameeco

- Advertisement -

,Damaleey,

Goley Xaji cali

Buulo zeytiir

Iyo Faay Dhuxul .

Fatahaada uu Sameeyay Wabiga Shabeelle ayaa waxaa uu Sababay in ay Baaba’aan Dhamaan Dalagyadii ku yaalay Tuulooyinkaas.

Wararka kale aan heleyno ayaa waxa ay sheegayaan in sidoo kale haatan uu wabiga kusii faafayo tuulada mukay Dheere,isla markaana dadkii deganaay ay barakaceyn.

Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Hir-Shabeelle ayaa waxa ay sheegeen in adka ku nool gobolkaas ay u baahan yihiin gurmad deg deg ah,si looga hortago fatahaaa uu sameynayo Wabiga Shabeelle.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts