HomeWararAkhriso:-Wararkii u dambeeyey Askar Kenyan oo lagu dilay qarax iyo weerar ay...

Akhriso:-Wararkii u dambeeyey Askar Kenyan oo lagu dilay qarax iyo weerar ay Al-Shabaab ka geesteen dalkaas+Sawiro

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ugu yaraan 8 Askari ayaa lagu dilay qarax miino oo shalay lala beegsaday gaari ay la socdeen oo marayey Deegaanka Bojigaras oo ka tirsan Degmadda Wajeer ee W/bari ee dalkaasi. Askarta la dilay ayaa kala ahaa 5 ka tirsan Maamulka Boliska  iyo 3 ka tirsanaa Ciiddanka Kaydka ee Boliska dalkaasi. Goobjoogayaal ayaa sheegay inay Askartaasi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan 8 Askari ayaa lagu dilay qarax miino oo shalay lala beegsaday gaari ay la socdeen oo marayey Deegaanka Bojigaras oo ka tirsan Degmadda Wajeer ee W/bari ee dalkaasi.

Askarta la dilay ayaa kala ahaa 5 ka tirsan Maamulka Boliska  iyo 3 ka tirsanaa Ciiddanka Kaydka ee Boliska dalkaasi.

- Advertisement -

Goobjoogayaal ayaa sheegay inay Askartaasi ku geeriyoodeen qarax xooggan oo jidka loogu aasay, iyadoo uu burbur xooggan soo gaaray gaarigii ay ku safrayeen.

Xiriiriyaha Gobalka W/bari Kenya, Maxamed Saalax ayaa sheegay inay baaritaano hordhac ah muujinayaan inayDagaalamyaal ka tirsan Xarakadda Alshabaab ka dambeeyeen qaraxaasi, isla markaana ay dib ugu laabteen Xuduudka Somalia, waa sida uu hadalka u dhigay.

Deegaanka uu weerarku ka dhacay ee Bojigaras waxay 150 Kiilomitir u jirlaa Degmadda Wajeer, halkaasi oo ay inta badan Alshabaab ka fuliyaan Hawlgalladooda.

- Advertisement -

Si kastaba ha ahaatee, Weerarkii shalay ka dhacay Deegaankaasi waa kii 2-aad oo ay Alshabaab bishan June ka geystaan gudaha Kenya, iyadoo 6 Askari oo Kenyan ah lagu dilay, 3 kalena lagu dhawaacay qarax miino oo bishan 6-fii ka dhacay Tuulladda Xaarxaar ee Deegaanka Libooya oo wax ka yar  2 Kiilomitir u jirta Xuduudka Somalia.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts