HomeWararDEG DEG:-Dagaal ka socda Xaafad ka mid ah Muqdisho

DEG DEG:-Dagaal ka socda Xaafad ka mid ah Muqdisho

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

War goordhow soo gaarey Radio dalsan ayaa waxa uu sheegayaa in dagaal uu iminka ka socdo Xaafad ka tirsan degmada Dharkenley ee Gobolka Banaadir. Dagaalka ayaa waxa uu ka socdaa Xaafada Macalin Nuur,waxaana la soo sheegayaa in dagaal uu yimid kadib markii Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ay doonayeen in ay hubka ka dhigaan ciidamo […]

- Advertisement -

War goordhow soo gaarey Radio dalsan ayaa waxa uu sheegayaa in dagaal uu iminka ka socdo Xaafad ka tirsan degmada Dharkenley ee Gobolka Banaadir.

Dagaalka ayaa waxa uu ka socdaa Xaafada Macalin Nuur,waxaana la soo sheegayaa in dagaal uu yimid kadib markii Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ay doonayeen in ay hubka ka dhigaan ciidamo milateri ah oo xaafadaas ku sugnaa balse ay diideen.

- Advertisement -

Goobjoogayaal ayaa waxa ay sheegeen in weli rasaasta ay socoto,isla markaana halkaasi lagu dilay laba ka mid ah ciiidamadii milateriga ahaa ee diiday in ay hubka dhigaan.

Dadka deegaanka ayaa soo sheegaya in ciidamada kuwa xasilinta oo wata gaadiidka dagaalka ay goobta kusii qul qulayaan.

Duhurnimadii Maanta ayaa ciidamada xasilinta sidoo kale waxaa ay toogteen laba nin oo hubeesnaa kuwaas oo diiday in ay hubka dhigaan,iyaga oo dagaalamay.

- Advertisement -

Wixii kusoo kordha kala socda radiodalsan.com.

Latest stories