HomeWararAl-Shabaab oo sheegtay in ay la wareegeen degmada Moqakori

Al-Shabaab oo sheegtay in ay la wareegeen degmada Moqakori

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Al-Shabaab ayaa goordhow waxa ay ku dhawaaqeen in ay dagaal kula wareegeen degmada Moqakori ee gobolka Hiiraan halkaas oo ay gacanta ku hayeen ciidamada dowladda Soomaaliya. In kastoo weli saraakiisha ciidamada xoogga dalka Soomaaliya aysan ka hadlin warkaas ka soo baxay Al-Shabaab ayaa hadana,waxa ay sheegeen in dagaal kooban kadib suurtagashay in ay la wareegaan. […]

- Advertisement -

Al-Shabaab ayaa goordhow waxa ay ku dhawaaqeen in ay dagaal kula wareegeen degmada Moqakori ee gobolka Hiiraan halkaas oo ay gacanta ku hayeen ciidamada dowladda Soomaaliya.

In kastoo weli saraakiisha ciidamada xoogga dalka Soomaaliya aysan ka hadlin warkaas ka soo baxay Al-Shabaab ayaa hadana,waxa ay sheegeen in dagaal kooban kadib suurtagashay in ay la wareegaan.

- Advertisement -

Warar ay ku faafiyeen baraha Internet-ka ayay Al-Shabaab ku sheegeen in weerar ay ku qaadeen degmadaas ay sidoo kale ku qabsadeen dhowr gaadiidka dagaalka ah oo ay lahaayeen ciidamada dowladda.

Hayeeshee waxaa aad u adag isgaariinta degmada Moqakori,balse dad kale oo ku sugan qeybo ka mid ah gobolka Hiiraan ayaa waxa ay xaqiijiyeen in degmada Moqakori ay dagaalo ka dhaceen.

Wixii ku soo koedha kala socda Radiodalsan.com

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories