HomeCaalamkaSafaaradda Mareykanka oo si rasmi ah looga furay Qudus

Safaaradda Mareykanka oo si rasmi ah looga furay Qudus

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

  La WDowladd Mareykanka ayaa si rasmi ah safaaraddeda uga soo rartay magaalada Tel Aviv, una guurisay magaalada Qudus maanta, in kasta oo 37 Falastiiniyiin ah lagu dilay, boqolaal kalena lagu dhaawacay rabshado ka dhacay xadka Gaza . Meel wax ka yar 100 KM u jirta halka ay rabshadaha ka dhaceen, saraakiisha Mareykanka iyo kuwa […]

- Advertisement -
La WDowladd Mareykanka ayaa si rasmi ah safaaraddeda uga soo rartay magaalada Tel Aviv, una guurisay magaalada Qudus maanta, in kasta oo 37 Falastiiniyiin ah lagu dilay, boqolaal kalena lagu dhaawacay rabshado ka dhacay xadka Gaza
.

Meel wax ka yar 100 KM u jirta halka ay rabshadaha ka dhaceen, saraakiisha Mareykanka iyo kuwa Israel ayaa isugu soo ururay magaalada Qudus, halkaasi oo safaaradda si rasmi ah looga furay.

- Advertisement -

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa iska dhego tiray dareenka dowlado badan oo dunida ah bishii December, markii uu ku dhawaaqay inuu safaaradda Mareykanka u rarayo magaalada Qudus.

Wiilka uu Trump sodogga u yahay ee Jared Kushner, oo ah la-taliye ka tirsan Aqalka Cad ayaa ka mid aaah wufuudda Mareykanka ee ka qeyb galay munaasabdda furitaanka.

“Ayada oo madaxweynayaashii ka horreeyey Trump ay ka laabteen ballanqaadyadoodii ahaa inay safaaradda Mareykanka u rarayaan Jerusalem, madaxweynaha wuu ka dhabeeyey ballanqaadkiisa, sababtoo ah marka madaxweyne Trump uu ballanqaad sameeyo wuu ka dhabeyaa” ayuu yiri Kushner.

- Advertisement -

Hadal muuqaal ahaan looga baahiyey furitaanka safaaradda, ayuu Trump ku sheegay in safaarad Mareykan oo ku taalla Jerusalem ay ahayd wax muddo fog soo socday, islamarkaana Jerusalem ay tahay caasimadda Israel.

Latest stories