HomeCaalamkaSawirro:-Madaxweynaha DDSI oo booqday deegaano uu ka fatahay Wabiga Shabeelle

Sawirro:-Madaxweynaha DDSI oo booqday deegaano uu ka fatahay Wabiga Shabeelle

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Madaxweynaha Dowlad deegaanka Somalida Itoobiya Iyo xubno la socda ayaa waxa ay booqdeen deegaano uu ka fatahay Wabiga Shabeelle,isla markaana dadkii deganaa qaarkood ay barakaceyn. Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar ayaa safarkiisa waxaa ku wehlinaya Xubno ka mid ah Maamulada heer gobol iyo heer degmo iyo xubno isugu jira hay’addaha gargaarka iyo kuwa Caafimaadka. Xubnahaan ayaa […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad deegaanka Somalida Itoobiya Iyo xubno la socda ayaa waxa ay booqdeen deegaano uu ka fatahay Wabiga Shabeelle,isla markaana dadkii deganaa qaarkood ay barakaceyn.

Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar ayaa safarkiisa waxaa ku wehlinaya Xubno ka mid ah Maamulada heer gobol iyo heer degmo iyo xubno isugu jira hay’addaha gargaarka iyo kuwa Caafimaadka.

- Advertisement -

Xubnahaan ayaa waxa ay booqdeen magalada Mustaxiil iyo dhowr tuulo oo hoostagta kuwaas oo dhammaantood uu saameeyey fatahaada wabiga Shabeelle.

Madaxweyne Cabdi Maxamuud Camar ayaa sheegay in wabiga uu dhibaatooyin u geystay magaalooyin kale sida Qalaafe iyo feer free iyo tuulooyin kale,isla markaana ay u baahan yihiin in dadka degan wax loo qabto.

Latest stories