HomeCaalamkaCiiddanka Ethiopia oo Haweeney Soomaali ah ku dilay Bariga dalkaasi 

Ciiddanka Ethiopia oo Haweeney Soomaali ah ku dilay Bariga dalkaasi 

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Toogashadaasi waxay shalay ka dhacday Degmadda Qabri-daharey oo 20-KM dhanka K/bari kaga toosan magaalladad Harar ee Braiga Ethiopia. Goobjoogayaal la hadlay Shabakadda Wararka ee Ogaden Online ayaa sheegay inay Ciiddanka Ammaanka toogteen haweeneydaasi oo lagu magacaabi jirey Maryan Muxumad Muuse. Marxuumadda ayaa la sheegay inay qabanqaabinaysay Dibadbax lagu codsanayey Dib-u-habaynta Maamulka. Dhinaca kale, Dibadbaxayaal ayaa ku dhaawacmay […]

- Advertisement -

Toogashadaasi waxay shalay ka dhacday Degmadda Qabri-daharey oo 20-KM dhanka K/bari kaga toosan magaalladad Harar ee Braiga Ethiopia.

Goobjoogayaal la hadlay Shabakadda Wararka ee Ogaden Online ayaa sheegay inay Ciiddanka Ammaanka toogteen haweeneydaasi oo lagu magacaabi jirey Maryan Muxumad Muuse.

- Advertisement -

Marxuumadda ayaa la sheegay inay qabanqaabinaysay Dibadbax lagu codsanayey Dib-u-habaynta Maamulka.

Dhinaca kale, Dibadbaxayaal ayaa ku dhaawacmay gaari xamuul oo ay la socdeen shil ku galay inta u dhexeysa Degmooyinka Wardheere iyo Daratoole.

Dhinaca kale, Is-maamul-gobaleedka Soomaalida Ethiopia weli kama hadlin Toogashadda la sheegay inay ka dhacday Qabri-daharey.

Latest stories