HomeCaalamkaBoliska Kenya oo ka digay Weeraro ay Al-Shabaab iyo Daacish ka geystaan...

Boliska Kenya oo ka digay Weeraro ay Al-Shabaab iyo Daacish ka geystaan dalkaasi

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Hadal-qoraal oo ka soo baxay Boliska dalkaasi ayaa lagu sheegay inay Alshabaab, Daacish iyo Alqaacida qorsheynayaan weeraro ay Kenya ka geystaan inta lagu guda-jiro Bisha Barakaysan ee Ramadaan ee foodda nagu soo hayso, waa sida hadalka loo dhigay. Qoraalka ayaa lagu sheegay in Dagaalamayaasha Alshabaab. Daacish iyo Alqaacida horey u soo saareen FATWO, kuna baaqeen inay […]

- Advertisement -

Hadal-qoraal oo ka soo baxay Boliska dalkaasi ayaa lagu sheegay inay Alshabaab, Daacish iyo Alqaacida qorsheynayaan weeraro ay Kenya ka geystaan inta lagu guda-jiro Bisha Barakaysan ee Ramadaan ee foodda nagu soo hayso, waa sida hadalka loo dhigay.

Qoraalka ayaa lagu sheegay in Dagaalamayaasha Alshabaab. Daacish iyo Alqaacida horey u soo saareen FATWO, kuna baaqeen inay weeraro ka geysan doonaan qeybo ka mid ah dalka Kenya.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Afhayeenka Boliska Kenya, CHARLES OWINO  waxa u ugu baaqeay Muwaadiniintooda inay feejignaadaan, gaar ahaan kuwa ku nool Deegaanadda aadka loo deggan yahay, iyadoo ay horey feejignaan ku jireen dadka ku nool Goballadda W/bari, Xeebta iyo magaallooyinka waa weyn ee dalkaasi.

CHARLES OWINO  waxa kale OO UU Sheegay inay si dhow indhaha ugu hayn doonaan  Dhaqdhaqaaqyadda ka socda Xuduudka Kenya la wadaagto Somalia iyo Isu-day kasta oo si toos ah weeraro looga soo qaadi karo, waa sida hadalka loo dhigay.

Digniinta Boliska Kenya ka soo baxday  waxa uu ku soo beegmay iyadoo ay Dagaalamayaasha Alshabaab 8 Askar Kenyan ah Axadii la soo dhaafay ku dileen qarax ka dhow meel ku dhow Degmadda Dhoobley ee Gobalka J/Hoose.

Latest stories