HomeWararDeg Deg:- Kooxo Hubaysan oo Askari iyo Haweneey goor dhow ku dilay...

Deg Deg:- Kooxo Hubaysan oo Askari iyo Haweneey goor dhow ku dilay Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Kooxoo hubaysan ayaa lagu soo waramayaa in goordhow Isgooska Baar Ubax ee magaalada in ay ku dileen Askari ka tirsanaa ciidamada Dowladda iyo Haweeney la socotay Askariga. Goobjoogayaal ayaa Dalsan u sheegay in kooxaha dilka gaystay ay wateen Baastoolado isla markaana goob qaadka lagu iibiyo ay ku dileen Askariga iyo Haweneyda la socotay oo la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxoo hubaysan ayaa lagu soo waramayaa in goordhow Isgooska Baar Ubax ee magaalada in ay ku dileen Askari ka tirsanaa ciidamada Dowladda iyo Haweeney la socotay Askariga.

Goobjoogayaal ayaa Dalsan u sheegay in kooxaha dilka gaystay ay wateen Baastoolado isla markaana goob qaadka lagu iibiyo ay ku dileen Askariga iyo Haweneyda la socotay oo la sheegay in ay qaad iibsanayeen.

- Advertisement -

Dadka deegaanka aay u sheegay Idaacadda Dalsan in Hawenaydu ay ka mid ahayd Ganacsatada qaadka iibisa ila markaana ay ku dhimatay rasaas dhex martay Askariga iyo kooxaha dilka gaystay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts