HomeWararDowladda Kenya oo Shaacisay dhibaatadii ay Kala Kulantay Xirnaashaha Xuduuda Somalia

Dowladda Kenya oo Shaacisay dhibaatadii ay Kala Kulantay Xirnaashaha Xuduuda Somalia

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wasiirka Ganacsiga iyo Wershadaynta ee Kenya, Aadan Maxamed ayaa ugu baaqay Wasiirka Arrimaha Gudaha, Fred Matiang’I iyo Hay’adda Xuduudaha  inay dib uga baaraan dego sidii loo furi lahaa Xuduudka ay Degmadda Mandera la wadaagto Somalia. Waxa uu carrabka ku dhuftay inay Dowladda Kenya sannad kasta ku luminayso Xuduudka Xiran macaash dhan Hal Billion oo Shillinka Kenya. Isagoo ka hadlayey magaalladda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Ganacsiga iyo Wershadaynta ee Kenya, Aadan Maxamed ayaa ugu baaqay Wasiirka Arrimaha Gudaha, Fred Matiang’I iyo Hay’adda Xuduudaha  inay dib uga baaraan dego sidii loo furi lahaa Xuduudka ay Degmadda Mandera la wadaagto Somalia.

Waxa uu carrabka ku dhuftay inay Dowladda Kenya sannad kasta ku luminayso Xuduudka Xiran macaash dhan Hal Billion oo Shillinka Kenya.

- Advertisement -

Isagoo ka hadlayey magaalladda Mandheera ayaa sheegay Xuduudka Xiran inuu ka hor isttaagay Gnaacsatada inay u kala gudbaan labada dhinac ee Xuduudka, taasina ay abuurtay inaysan Dowladda wax dhaqaale ah ka soo gelin Xuduudka xiran.

Dowladda Kenya waxay sannadkii hore xirtay Xuduudka looga kala gudbi jirey Somalia iyo Kenya, kadib, markii ay Dagaalamayaasha Alshabaab mowjado weeraro ah ka geysteen Mandhere iyo qeybo ka mid ah dalka Kenya.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts