HomeWararAl Shabaab oo 90 Oday ku Xidhay Deegaanka Xarar Dheere

Al Shabaab oo 90 Oday ku Xidhay Deegaanka Xarar Dheere

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Al shabaab ayaa 90 oday ku xidhay deegaanka Xarar Dheere ka dib Markii ay diideen in ay ay qoraan dhalinyarada ku biirista Ciidan ay halkaasi ka qoranaayen kooxda Al Shabaab. Odayaasha ayaa si cad u hor istaagay in wiilashoodu ku biiraan ciidanka la rabay in loo qoro Al Shabaab, taasina waa ta keentay in dhamaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Al shabaab ayaa 90 oday ku xidhay deegaanka Xarar Dheere ka dib Markii ay diideen in ay ay qoraan dhalinyarada ku biirista Ciidan ay halkaasi ka qoranaayen kooxda Al Shabaab.

Odayaasha ayaa si cad u hor istaagay in wiilashoodu ku biiraan ciidanka la rabay in loo qoro Al Shabaab, taasina waa ta keentay in dhamaan odayaasha laga soo xidh xidho Xarar dheere iyo degaanada ku dhow dhow
Dad goob joogayaal ah ayaa idaacada Dalsan u xaqiijiyay xadhiga Odayaasha Maanta la xidhay

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts