HomeWararWararki ugu dambeeyey weerarada ka dhacay London

Wararki ugu dambeeyey weerarada ka dhacay London

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

  WArarka ka Imaanaya London aaga  Vauxhal iyo London Bridge waxey sheegayaan in ay ka jirta xaaladd. Waxaa la soo sheegayaa in baabuur dad la jiirsiiyey, waxaa kale oo warbaahinta  sheegayaan in rasaas ay dhacday, waxaa kale oo jira in weerar tooreey uu dhacay.   Dhinaca kale warbaahnta ayaa sheegeysa inRag Mindiyo wata ayaa dad badan ku qafaashay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

 

WArarka ka Imaanaya London aaga  Vauxhal iyo London Bridge waxey sheegayaan in ay ka jirta xaaladd. Waxaa la soo sheegayaa in baabuur dad la jiirsiiyey, waxaa kale oo warbaahinta  sheegayaan in rasaas ay dhacday, waxaa kale oo jira in weerar tooreey uu dhacay.

- Advertisement -

 

Dhinaca kale warbaahnta ayaa sheegeysa inRag Mindiyo wata ayaa dad badan ku qafaashay buundada weyn halka la sheegay iney Kuwaataro galiyeen mindiyo

 

- Advertisement -

Ciidamada  booliska ayaa goobta gaaray si ay u baaraan dhibk iyo cida gestay

 

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts