HomeWararBanaanbax ka socda Gudaha Magaalada Muqdisho

Banaanbax ka socda Gudaha Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Garoonka Kubbadda Cagta ee Banaadir Studium waxaa iminka ka socda dibadbax lagu taageerayo Dowladda Federaalka Soomaaliya kas oo ay dhigayaan Shacabka ku nool degmooyinka Gobolkaan banaadir. Boqolaal dadweyne ah oo ka kala yimid degmooyinka Gobolkaan Banaadir,waxaana dibadbaxayaasha ay wataan Calamo ay ku sawiran yihiin  Madaxda ugu sareysa dalka Soomaaliya. Boqolkii Maalmood oo ay jirtay xukuumadda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Garoonka Kubbadda Cagta ee Banaadir Studium waxaa iminka ka socda dibadbax lagu taageerayo Dowladda Federaalka Soomaaliya kas oo ay dhigayaan Shacabka ku nool degmooyinka Gobolkaan banaadir.

Boqolaal dadweyne ah oo ka kala yimid degmooyinka Gobolkaan Banaadir,waxaana dibadbaxayaasha ay wataan Calamo ay ku sawiran yihiin  Madaxda ugu sareysa dalka Soomaaliya.

- Advertisement -

Boqolkii Maalmood oo ay jirtay xukuumadda Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo) ayaa Shacabka soomaaliyeed u arkaan in uu waxbadan qabtay,waxana taasi ay Shacabka uga jawaabeen in ay dibadbax ku taageeraan.

Wadooyinka degmooyin ka tirsan Gobolkaan Banaadir ayaa xiran sida C/Casiis,Shibis iyo Boondheere ee Gobolkaan Banaadir waxana lagu arkayaa ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya oo amaanka xaqiijinaya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts